HomeWararDowladda Soomaaliya oo War Deg-deg ah kasoo saartay Qaraxii ka dhacay Turkiga

Dowladda Soomaaliya oo War Deg-deg ah kasoo saartay Qaraxii ka dhacay Turkiga

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarka argagixiso ee fulaynimada ah ee lagu qaaday maanta dad rayid ah oo ku nool magaalada Istanbul. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in uu uga tacsiyeynayo shacabka iyo dowladda Türkiye, dadka ku dhintay weerarka. Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay la murugooneyso, isla […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarka argagixiso ee fulaynimada ah ee lagu qaaday maanta dad rayid ah oo ku nool magaalada Istanbul.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in uu uga tacsiyeynayo shacabka iyo dowladda Türkiye, dadka ku dhintay weerarka.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay la murugooneyso, isla markaana ay u duceyneyso dadka wax ku noqday weerarkaasi arxan darrada leh.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre Xamse waxa uu sheegay in argagixisadu nooc walba oo ay tahay, laga adkaan doono.

Qarax ka dhacay bartamaha Istanbul maalinta oo Axad ah ayaa waxaa ku dhaawacmay 38 kalena, sida uu sheegay guddoomiyaha magaalada Istanbul Ali Yerlikaya.

- Advertisement -

Qaraxa oo aan la ogeyn waxa sababay ayaa dhacay wax yar kadib 4-tii galabnimo, kaas oo ka dhacay wadada caanka ah ee Istiklal oo ay inta badan dalxiiseyaasha iyo dadka deegaanku iskugu yimaadaan.

Latest stories