HomeWararMaamulka Puntland oo Hal malyan oo Dollar ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha

Maamulka Puntland oo Hal malyan oo Dollar ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kadib daah-furka Shirweynaha gurmadka Abaaraha, wuxuu  Shir-doceed la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland.

Madaxweynaha ayaa Ururada Bulshada kala  hadlay kaalintooda ku aadan ka qeyb qaadashada gurmadka loo fidinayo dadka Abaaruhu saameeyeen, isagoo la wadaagay sida ay  Maamulka uga go’antahay qorshaha gurmadka Abaaraha oo ay kawada qeyb qaadanayaan Maamulka, Culimada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ururada Bulshada ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyay dadaalka Maamulka gelinayo gurmadka Abaarta, waxayna si gaar ah uga mahadceliyeen lacagta $1Million ah ee Madaxweynuhu go’aamiyey in gurmadka lagu billaabo, taasi oo dhiirigelinaysa in Bulshaduna kawada qeyb qaadato gurmadka.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo furay Shirweynaha Gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa ku dhawaaqay in Maamulka 1$ Million ku shubayo Sanduuqa Gurmadka Abaaraha Puntland, si loo caawiyo dadka ay Abaartu saameysay.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Guddiga Abaaraha ee Puntland.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories