HomeWararRuushka oo sheegay inuu gobol muhiim ah kala wareegay Ukraine

Ruushka oo sheegay inuu gobol muhiim ah kala wareegay Ukraine

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Wasiirka gaashaandhigga Ruushka, Sergei Shoigu, ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay dhammeystireen qabsashada gobolka bariga Ukraine ku yaalla ee Luhansk.

Goor sii horreysay wasaaraddiisa ayaa sheegtay in ciidamadooda ay hareereeyeen Lysychansk oo ah magaaladii ugu dambeysay ee ay difaacayeen ciidamada Ukraine.

MIlitariga Ukraine ma aysan xaqiijin warkan, balse Barasaabka gobolka Luhansk, Serhiy Haidai, ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay isku sii ballaarinayaan sida uu hadalka u dhigay magaalada Lysychansk.

Arintan ayaa imaaneysa hal toddobaad uun kaddib markii ciidamada Ukraine ay isaga baxeen magaalada Severodonetsk

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories