HomeWararShir looga hadlay Arrimaha doorashooyinka oo lagu qabtay Baledweyne

Shir looga hadlay Arrimaha doorashooyinka oo lagu qabtay Baledweyne

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta gaaray Baledweyn ayaa kulan la qaatay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee shalay gaaray Magaalada Beledwyene ee xarunta Gobolka Hiiraan Madaxweynaha iyo xubnha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa kawada hadalay Arrimaha doorashooyinka dalka waxana Guddiga Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle ay ka codsaday inay kala Shaqeeyaan […]

- Advertisement -

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta gaaray Baledweyn ayaa kulan la qaatay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee shalay gaaray Magaalada Beledwyene ee xarunta Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha iyo xubnha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa kawada hadalay Arrimaha doorashooyinka dalka waxana Guddiga Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle ay ka codsaday inay kala Shaqeeyaan sidii loo dardar gelin lahaa doorashada Aqalka Hoose iyo adkeynta Amniga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

- Advertisement -

Xubanaha Guddiga Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa sidokale inta ay halkaa ku suganyihin waxa ay kulama laqaadan doonaan Bulshada qaybaheed kala duwan

 

 

Latest stories