Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Gudi kumeel gaar ah u saaray dadka laga soo musaafuriyey magaalada Laascaanood ee gobolka sool.
Hoos Ka aqriso Warqadda Guddiga lagu magacaabay