HomeWararSawirro:- Baarlamaanka Jubbaland oo u codeeyay muddo kordhin uu dalbaday Axmed Madoobe

Sawirro:- Baarlamaanka Jubbaland oo u codeeyay muddo kordhin uu dalbaday Axmed Madoobe

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Kulanka oo ahaa Kalfadhigii 1-aad Fadhigiisa 7-aad ayaa waxaa shir gudoominayay gudooomiyaha gollaha Wakiilada Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan waxaana kooram ahaan soo xaadiray 52 Xildhibaan. Ajendaha kulanka ayaa ahaa ka doodista codsiga Madaxweynaha ee waqti kordhinta soo dhisida gollaha Xukuumadda Dowlad Goboleedka Jubbaland taas oo uu Madaxweynaha Jubbaland ka codsaday Baarlamaanka Jubbaland. Gollaha Wakiilada […]

- Advertisement -

Kulanka oo ahaa Kalfadhigii 1-aad Fadhigiisa 7-aad ayaa waxaa shir gudoominayay gudooomiyaha gollaha Wakiilada Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan waxaana kooram ahaan soo xaadiray 52 Xildhibaan.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa ka doodista codsiga Madaxweynaha ee waqti kordhinta soo dhisida gollaha Xukuumadda Dowlad Goboleedka Jubbaland taas oo uu Madaxweynaha Jubbaland ka codsaday Baarlamaanka Jubbaland.

- Advertisement -

Gollaha Wakiilada Jubbaland oo qodabkaan dood dheer ka yeeshay ayaa gacan taag ugu codeeyay codsiga Madaxweynaha ee ku aadan muddo kordhinta waqtiga lagu soo dhisayo Xukuumadda cusub waxaana loogu daray muddo 90 maalmood ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories