HomeWararSawirro:-Madaxweyne Xaaf oo booqday dhismaha waddo Muhiim ah

Sawirro:-Madaxweyne Xaaf oo booqday dhismaha waddo Muhiim ah

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gaalle oo Maanta safar dhulka ah uga soo uga soo ambabaxay Magaalada Hobyo ayaa waxa uu booqday Hospital-ka Guud ee Deegaanka Gawaan oo hoos taga Degmada Hobyo. Madaxweynaha ayaa waxa uu u kuurgalay marxaladaha kala duwan ee u shaqeeyo Hospitalka isaga oona qeyb qeyb loo geeyay qeybaha uu ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gaalle oo Maanta safar dhulka ah uga soo uga soo ambabaxay Magaalada Hobyo ayaa waxa uu booqday Hospital-ka Guud ee Deegaanka Gawaan oo hoos taga Degmada Hobyo.

Madaxweynaha ayaa waxa uu u kuurgalay marxaladaha kala duwan ee u shaqeeyo Hospitalka isaga oona qeyb qeyb loo geeyay qeybaha uu ka koobanyahay Hospital-ka.

- Advertisement -

Waxa uu Madaxweynuhu inta uu ku guda jiray safarkiisa ku hakaday deegaanka Wasil halkaas oo uu dadka deegaanka kula hadalay waxa uuna uga Mahadceliyay sida wanaagsan ay ugu soo dhaweeyeen Wasil

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu booqday halka uu ka socdo dhismaha jidka isku xira Hobyo iyo Gaalkacyo waxana uuna ku bogaadiyay Gudiga Gob ee dhisaya wadad in ay shaqo muhiim ah u qabteen Bulshada u kala safarta inta isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories