HomeWararAkhriso:-Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Arrimo kala duwan

Akhriso:-Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Arrimo kala duwan

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa kulankii caadiga ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Puntland,iyadoo kulanka looga hadlay arrimo kala duwan. Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa Shir Guddoomiyay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash,isla markaana waxaa goobjoog ka ahaa inta badan xubnaha Golaha Wasiirada. Inta uu socday Shirkaas […]

- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa kulankii caadiga ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Puntland,iyadoo kulanka looga hadlay arrimo kala duwan.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa Shir Guddoomiyay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash,isla markaana waxaa goobjoog ka ahaa inta badan xubnaha Golaha Wasiirada.

- Advertisement -

Inta uu socday Shirkaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha, Amniga,dhismaha Golaha deegaanka,Miinsaaniyada Puntland,Ansixinta siyaasada hantida Puntland iyo warbixino kale.

Hoos ka Akhriso Qodobadda Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo faahfaahsan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories