HomeWararDhageyso:-Golaha Wasiirada Galmudug ee Magacaaban oo laga soo horjeestay

Dhageyso:-Golaha Wasiirada Galmudug ee Magacaaban oo laga soo horjeestay

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Kadib Magacaabistii Madaxweyne Xaaf Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa iminka soo baxay qaar ka mid ah Xildhibanada Galmudug kuwaas oo dhaliilsan Magacaabistaas. Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyow oo ka mid ah Xildhibaanada Galmudug oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegay in horay madaxweyne Xaaf ugu sheegeen in aysan aqbali doonin hadii uu dib u soo celiyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib Magacaabistii Madaxweyne Xaaf Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa iminka soo baxay qaar ka mid ah Xildhibanada Galmudug kuwaas oo dhaliilsan Magacaabistaas.

Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyow oo ka mid ah Xildhibaanada Galmudug oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegay in horay madaxweyne Xaaf ugu sheegeen in aysan aqbali doonin hadii uu dib u soo celiyo Wasiiradii Hore.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Wasiiradii hore ay inta badan yihiin kuwo aan waxba qaban,sidaas darteedna an ku wargelinay in uusan soo celin balse Go’ankeenu uu yahay in aysan aqbalin.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in sababtii ay horay ugu rideen Madaxweynihii hore ee Galmudug ay aheyd in isbedel la helo,laakin taas aysan muuqaan ayna ka go’aan tahay in aanan la ansixin.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts