HomeWararAkhriso:-Qodobada Maanta looga hadli doono kulanka Xildhibaanada Aqalka Sare

Akhriso:-Qodobada Maanta looga hadli doono kulanka Xildhibaanada Aqalka Sare

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah  waxa ay kulan ku yeelan doonaan Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Aqalka sare ayaa maanta waxa hortegi doona islamarkaana Warbixino ay ka dhageysan doonaan Gudiga amniga Aiyo Xaquuqul insaanka kaas oo loo xil saaray in ay soo baaraan duqeyntii dhawaan ka dhacday deegaanka Jilib […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah  waxa ay kulan ku yeelan doonaan Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada Aqalka sare ayaa maanta waxa hortegi doona islamarkaana Warbixino ay ka dhageysan doonaan Gudiga amniga Aiyo Xaquuqul insaanka kaas oo loo xil saaray in ay soo baaraan duqeyntii dhawaan ka dhacday deegaanka Jilib ee Gobolka Jubbada hoose.

- Advertisement -

Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa horay u shaacisay,in duqeyn ka dhacday degmada Jilib lagu dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab,balse qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Gobolka Jubbada dhexe ay sheegeen in duqeyntaas lagu dilay 7 Ruux oo hal Qoys ka koobnaa.

Sidoo kale Guddigaan ayaa waxaa horay loogu diray in baaritaano dhab ah ay ku sameeyaan dagaalkii ka dhacay deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud iyo xiisadii Maamulka hir-Shabeelle walow xiisadaas ay dowladda Soomaaliya Go’aan ka gaartay.

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories