HomeWararDowladda Kenya oo ku adkeysatay Bandowga lagu giijinayo dadka ku nool Garissa

Dowladda Kenya oo ku adkeysatay Bandowga lagu giijinayo dadka ku nool Garissa

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Wasiirka Arrimaha gudaha ee dalka Kenya, Joseph Nakisserry ayaa difaacay go’aankii uu muddo hal bil ah ugu kordhiyey bandowga saaran Gobalka Garissa.

Waxa u usheegay inuu Tallabadaasi u qaaday, kadib, markii ay Hay’addaha Ammaanka ee Garissa awoodi kari waayeen inay soo ururiyaan macluumaadka looga hortegi karp Kooxaha loogu yeero Argagixisadda, waa sida uu hadalka u yiri.

“Tallaabooyinkayga waa kuwo sharci ah, iyadoo aysan weli deganaansho ka jirin Gobalka, kadib, weerarkii Garissa” ayuu ku dooday Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya.

Hadalkiisa ayaa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Xildhibaanadda ka soo jeeda Garissa ku hanjabeen inay isaga mooshin ka geyn doonaan Barlamaanka Kenya oo la xiriira Bandowga cusub ee uu ku soo rogay Garissa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories