HomeWararDhageyso:-Wasiirka Cadaalada oo cadeeyey in Maamul goboleedyada ka jirin Maxkamad Garsoor

Dhageyso:-Wasiirka Cadaalada oo cadeeyey in Maamul goboleedyada ka jirin Maxkamad Garsoor

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuummada Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay taageerada Maamul Goboledyada dalka ka jira sidii ay u dhisi lahaayeen golaha Garsoorka iyo Maxkamadaha. Wasiirka ayaa sheegay in Maamul goboledyada aysan waqtiagan laheyn Maxkamado sidaas daraadeedna Wasaaradiisu ay kala Shaqeyn doono sidii ay u dhisan lahaayeen. Waxa uu sheegay in iyaga ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuummada Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay taageerada Maamul Goboledyada dalka ka jira sidii ay u dhisi lahaayeen golaha Garsoorka iyo Maxkamadaha.

Wasiirka ayaa sheegay in Maamul goboledyada aysan waqtiagan laheyn Maxkamado sidaas daraadeedna Wasaaradiisu ay kala Shaqeyn doono sidii ay u dhisan lahaayeen.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in iyaga ay yihiin Wasaaradda kaliya ee diayarsaday qorshohooda,laakin haatan waqti badan la gelin doono in Maamul goboleedyada ay helaan Xarumihii Maxkamadaha si ay u helaan Garsoor Cadaalad ah.

Hadalkan ayaa Wasiirka Cadaalada Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji waxa uu ka sheegay xili shalay uu Muqdisho ka furay shir looga hadlayay dib u eegista Barnaamijka Cadaaladda Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Cadaalada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts