HomeWararDEG DEG:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo goordhow xukuntay rag loo heysto Farsameynta...

DEG DEG:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo goordhow xukuntay rag loo heysto Farsameynta Qaraxyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay farsameyn jireen qaraxyada kuwaas oo dhowr mar dacwadooda ay  Maxkamada dhowr mar ay dhageystay. Raggaan Maanta Xukunka lagu riday ayaa gaaraya ilaa 3 kuwaas oo Maxkamada ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,isla markaana ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay farsameyn jireen qaraxyada kuwaas oo dhowr mar dacwadooda ay  Maxkamada dhowr mar ay dhageystay.

Raggaan Maanta Xukunka lagu riday ayaa gaaraya ilaa 3 kuwaas oo Maxkamada ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,isla markaana ay u qabilsan yihiin dhanka qaraxyada.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay in raggaas ay kala yihiin.

 Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud

Jamaal Maxamed Cali

- Advertisement -

Axmed Aadan Weerar.

Goordhow la socda Codka Xukunka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts