HomeWararSawirro:-Hilibkii Qurmay ee la qabtay oo la’aasay iyo Maamulka G/Banaadir oo cadeeyay...

Sawirro:-Hilibkii Qurmay ee la qabtay oo la’aasay iyo Maamulka G/Banaadir oo cadeeyay nooca Hilibkaas

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xalay ayay aheyd markii Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir ay qabteyn Gaari nooca Soomaalida u taqaano Deynada iyo Mooto Bajaaj lagu waday Hilib Qurmay. Hilibkaas ayaa  Shaqsiyadkii watey oo gaarayay ilaa 14 waxa ay sheegeen in uu ka halaabay Ciidamada AMISOM,isla markana ay iyagu doonayen in ay ku iibiyaan degmada Xamarweyne ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay ayay aheyd markii Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir ay qabteyn Gaari nooca Soomaalida u taqaano Deynada iyo Mooto Bajaaj lagu waday Hilib Qurmay.

Hilibkaas ayaa  Shaqsiyadkii watey oo gaarayay ilaa 14 waxa ay sheegeen in uu ka halaabay Ciidamada AMISOM,isla markana ay iyagu doonayen in ay ku iibiyaan degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Waxaa soo baxayay shaki laga muujiyey waxa uu ahaa Hilibkaas,balse waxaa Galabta cadeeyay maamulka gobolka Banaadir oo shegay in uu kala ahaa.

1-Hilib Lo oo jawaano ku jiray

2-Hilib Ari Cad oo jawaano ku jiray

- Advertisement -

3- Hilib Digaag oo La qalay

Iyo Ukunta Digaaga

Ugu dambeyn Gelinkii dambe ee Maanta ayaa lagu aasay Duleedka Magaalada Muqdisho,waxana maamulka Gobolka Banaadir uu sheegay in shaqsiyaadkii waday Maxkamad lageyn doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts