HomeWararDhageyso:-Meydadka Dad lagu Aasay Qabuuro ku yaallo Kismaayo oo banaanka loo...

Dhageyso:-Meydadka Dad lagu Aasay Qabuuro ku yaallo Kismaayo oo banaanka loo soo bixiyey iyo Maamulka oo ka hadlay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka Magaalada Kismaayo iyo Culuma’udiinka Magaaladaas ayaa Maanta waxa ay booqdeen Qabuuraha Cagadhiig oo ku yaalla dhanka Xeebta Bari ee Kismaayo kadib markii qaar ka mid ah meydadka  ay banaanka yimaadeen. Goobta Qabuuraha uu ku yaallo ayaa waxaa dadka Magalada ay ka soo qaataan ciida lagu dhiso Guryaha,taas oo sababtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka Magaalada Kismaayo iyo Culuma’udiinka Magaaladaas ayaa Maanta waxa ay booqdeen Qabuuraha Cagadhiig oo ku yaalla dhanka Xeebta Bari ee Kismaayo kadib markii qaar ka mid ah meydadka  ay banaanka yimaadeen.

Goobta Qabuuraha uu ku yaallo ayaa waxaa dadka Magalada ay ka soo qaataan ciida lagu dhiso Guryaha,taas oo sababtay in qaar ka mid ah meydadka dadkii horay loo aasay in ay banaanka yimaadaan.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maamulka Magaalada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf(Timo Jilic)ayaa sheegay in meydadka dadkii horay loo aasay ay banaanka yimaadeen,waxa uuna sheegay in ay masuul ka yihiin dad Caradii horay loogu aasay doonaya in ay guryo ku dhistaan.

Waxa uu uga digay dadka falkaas ku kacaya,in maamulka degmada Kismaayo uu tallaabo ka qaadi doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Degmada Kismaayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts