HomeWararDhageyso:-Bam Gacmeed Caawa lagu weeraray guri u dhow Xarunta Degmada Yaaqshiid iyo...

Dhageyso:-Bam Gacmeed Caawa lagu weeraray guri u dhow Xarunta Degmada Yaaqshiid iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Bam Gacmeedka ayaa waxa uu ku dhacay Albaabka hore ee Guriga ay dadka Shacabka ah ay deganaayeen oo ku yaalla meel u dhow Xarunta degmada Yaaqshiid,waxana ku dhaawacmay laba ruux. Dadka dhaawacmay ayaa isugu jira Gabar iyo Eedadeed,waxana Gabadha lagu Magacaabaa Faa’izo Axmed halka Eedada iyana lagu Magacaabo fahmo Cabdulle   sida ay ii xaqiijiyeen Dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bam Gacmeedka ayaa waxa uu ku dhacay Albaabka hore ee Guriga ay dadka Shacabka ah ay deganaayeen oo ku yaalla meel u dhow Xarunta degmada Yaaqshiid,waxana ku dhaawacmay laba ruux.

Dadka dhaawacmay ayaa isugu jira Gabar iyo Eedadeed,waxana Gabadha lagu Magacaabaa Faa’izo Axmed halka Eedada iyana lagu Magacaabo fahmo Cabdulle   sida ay ii xaqiijiyeen Dadka mid ah ehelka Qoyska.

- Advertisement -

Dadka dhaacmay ayaa la geeyay Mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Ibnu-Sinaa oo u yaalla Isla degmada Yaaqshiid si halkaasi loogu daweeyo.

Qoyskaan Caawa Gurigooda ay Bambada ku dhacday ayaa Sanadkii hore ee 2017 waxaa gurigooda hortiisa ku qarxay Gaari uu lahaa Wiil a ehel ahaayeen oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda,waxana qaraxaas uu sababay dhimashada Xasan Maxamuud  Dhagey oo ku hooyo ahaa  fahmo Cabdulle  oo Caawa dhaawacantay.

Mid ka mid ah Qoyska Caawa Gurigooda Bambada lagu weeraray ayaa Dalsan u faah faahisay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts