HomeWararCiidamada Maamulka Puntland oo Wariye ku xiray Magaalada Garoowe

Ciidamada Maamulka Puntland oo Wariye ku xiray Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Maalintii Afaraad ku xiran Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan kaas oo ay xireyn ciidamada maamulka Puntland. Saraakiisha Ciidamada Puntland weli kama hadlin sababta loo xiray Wariyaha,balse qaar ka mid ah Eheladiisa ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in uu xirtay Xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland. Horay ayaa Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Maalintii Afaraad ku xiran Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan kaas oo ay xireyn ciidamada maamulka Puntland.

Saraakiisha Ciidamada Puntland weli kama hadlin sababta loo xiray Wariyaha,balse qaar ka mid ah Eheladiisa ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in uu xirtay Xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland.

- Advertisement -

Horay ayaa Puntland waxa ay u xirtay Wariyayaal ka howlgalla deegaannada Maamulkaas,kuwaas oo qaarkood la xukumay kuwana xurriyadooda la siiyay.

Wariyayaasha ka howlgalla Magaalada Garoowe qaarkood oo Dalsan la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay laamaha amniga Magaalada Garoowe ka dalbanayaan in ay siidaayaan Wariyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts