HomeWararDhageyso:-Axmed Madoobe oo ka hadlay Go’aanka Jubbaland ee xiisada ka taagan Balad...

Dhageyso:-Axmed Madoobe oo ka hadlay Go’aanka Jubbaland ee xiisada ka taagan Balad Xaawo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa magalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ka taagnaa xiisad u dhaxeysa dadka deegaanka iyo Ciidamada Kenya kadib markii Kenya ay iskudayday in ay dib ubilaawdo dhismaha Darbiga ay ka dhiseyso Xadka dhanka Balad Xaawo. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) oo deegaan ahaan ka tirsan Maamulkiisa halka Kenya ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa magalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ka taagnaa xiisad u dhaxeysa dadka deegaanka iyo Ciidamada Kenya kadib markii Kenya ay iskudayday in ay dib ubilaawdo dhismaha Darbiga ay ka dhiseyso Xadka dhanka Balad Xaawo.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) oo deegaan ahaan ka tirsan Maamulkiisa halka Kenya ay dooneysokenya  in ay darbiga ka dhisto ayaa Markii ugu horeysay wax uu ka hadlay isqabqabsiga ka taagan halkaas.

- Advertisement -

Axmed Madoobe ayaa sheegay in Xadka  Soomaaliya uusan aheyn waxla qaldi kara maadama labada dowladood ay leeyihiin Xaduud aad u dheer,isla markaana horay halka leyski heysto loo diray Gudi uu hogaaminayay Wasiirkii Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/Faarax Siciid Juxa.

“Runtii xaduudka labada dal waa mid cad balse waxaa jira isku-guur guuris maadaama dalka mudo 30 Sano ah dalka uusan laheyn wax dowlad ah.laakin waxa ay u baahan tahay in ilgaar ah lagu eego,waxana idin sheegaya in dhawan ay ka wada hadli doonaan isqabsigaas labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya,isla markaana uu isagu goobjoog ka noqon doono si Siyaasad ahaan wax oo xakiyo”

Sikastab xiisada ka dhalatay Dowladda Kenya oo lagu eedeeyay in ay ku soo xadgudubtay dhulka Soomaaliya,isla markaana ay dhisaneyso qeybo ka mid ah Degmada Balad Xaawo ayaa ah mid soo nqo noqatay,waxana Maanta Xubnaha Aqalka sare ay u yeereen Afar ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya si wax looga weeydiiyo.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhagyso Codka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts