HomeWararAfar ka mid ah Wasiirada Xukuumadda Kheyre oo looga yeeray Aqalka Sare

Afar ka mid ah Wasiirada Xukuumadda Kheyre oo looga yeeray Aqalka Sare

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay u yeereen Afar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,kadib kulan ay maanta ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho. U yeeritaankaan ayaa ka dambeysay kadib markii ay soo korortay dhibaato dhanka xaduudka ah oo ka atagan Magaalada Balad xaawo taas oo u dhaxeysa Ciidamada Kenya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay u yeereen Afar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,kadib kulan ay maanta ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

U yeeritaankaan ayaa ka dambeysay kadib markii ay soo korortay dhibaato dhanka xaduudka ah oo ka atagan Magaalada Balad xaawo taas oo u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo Shacabka Magaaladaas.

- Advertisement -

Senator  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku soo xadgudubtay dhulka Soomaaliya,isaga oo Golaha Aqalka sare warbixin ka siiyay dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhaca Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.

Intaasi kadib xubnaha Aqalka sare ayaa u yeeray Afartaan Wasiir oo kala ah Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, Wasiirka Arrimaha gudaha,Cabdi Maxamed Zabriye iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Axmed Ciise Cawad si wax looga weeydiiyo waxa ay ka ogyihiin xadgudubka dowladda Kenya ay ku sameysay dhulka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts