HomeWararAkhriso:-Magacyada Aqalka Sare oo Guddi u Magacaabay Baaritaanka Weerarkii Guriga Senator C/Qeybdiid

Akhriso:-Magacyada Aqalka Sare oo Guddi u Magacaabay Baaritaanka Weerarkii Guriga Senator C/Qeybdiid

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka soomaaliya ayaa Maanta waxa ay kulan ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho,iyaga oo uga hadlayay kiiska weerarkii lagu qaaday Hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Golaha Aqalka Sare ayaa u Magacaabay kiiskaas Gudi baara oo ka kooban 4 Xubnood,maadaama kal hore Senator-ka uu sheegay in uusan ku qanacsaneyn gudigii laga soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka soomaaliya ayaa Maanta waxa ay kulan ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho,iyaga oo uga hadlayay kiiska weerarkii lagu qaaday Hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Golaha Aqalka Sare ayaa u Magacaabay kiiskaas Gudi baara oo ka kooban 4 Xubnood,maadaama kal hore Senator-ka uu sheegay in uusan ku qanacsaneyn gudigii laga soo Magacaabay Madaxtooyada Soomaaliya.

- Advertisement -

Gudigaan ayaa waxa uu baaritaan dhab ah ku sameyn doonaa kiiska weerarkii Guriga Cabdi Qeybdiid,kadib markii gudigaas Golaha Aqalka Sare ay horay u dalbadeen,inta uusan fasax gelin.

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Cali Maxamed Jaamac ayaa Warbaahinta u Akhriyay Magacyada waxaa uuna sheegay in ay kala yihiin.

1:-Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)

- Advertisement -

2:- Axmed Xaashi Maxamuud

3:-Maxamed Amiin Sheekh

 

4:- C/risaaq Axmed Cali

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts