HomeWararDhageyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Dhageystay Dacwad loo heysto Saddex eedeysane+Sawiro

Dhageyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Dhageystay Dacwad loo heysto Saddex eedeysane+Sawiro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamada Dajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybteeda 27.aad ee gobolka Hiiraan ayaa Maanta dhageystay,iyada oo kaashaneysa Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka saddex rag ah oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Saddexda eedeysane oo lagu kala Magacaabo Cabdullaahi Suldaan oo 22 Jir ah Shariif  Xasan Gacal oo 32 jir ah iyo Cabdi Naasir Maxamuud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Dajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybteeda 27.aad ee gobolka Hiiraan ayaa Maanta dhageystay,iyada oo kaashaneysa Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka saddex rag ah oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab.

Saddexda eedeysane oo lagu kala Magacaabo Cabdullaahi Suldaan oo 22 Jir ah Shariif  Xasan Gacal oo 32 jir ah iyo Cabdi Naasir Maxamuud Sheekh Maxamed oo 34 jir ah,kuwaas oo dhamaantood lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybteeda  27aad ee gobolka Hiiraan ayaa shaaciyay dambiyada loo heysto ragaas.

Cabdi Naasir Maxamuud Sheekh Maxamed ayaa lagu soo qabtay kadib howlgal laga sameeyey degmada Afgooye,isaga oo loo heysto in uu masuul ka ahaa Gaari qaraxyo siday oo lagu qabtay Puntland,isaga oo xiriir la’lahaa Kooxda Daacish.

Cabdullaahi Suldaan iyo Shariif  Xasan Gacal ayaa iyana loo heystaa in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab,isla markaana dhibaatooyin ay ka geysteen Magaalada Buulo burde, kuwaas oo Maanta dacwadooda la dhageystay.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybteeda  27aad ee gobolka Hiiraan Sheekh cabdul Casiis Cabdullaahi Xasan ayaa sheegay in Dacwada Maanta halkaasi ay ku egtay,isla markaana markale dib loogu soo laaban doono.

Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybteeda  27aad ee gobolka Hiiraan Maxamed Cabduqaadir Maxamed.

Hoos Ka Dhageyso:-Codka Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybteeda  27aad ee gobolka Hiiraan Maxamed Cabduqaadir Maxamed. kana Daawo Sawirrada Maxkamadeena Maanta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts