HomeWararDhageyso:-Ciidamada Soomaaliland oo qabtay Gaadiid siday waxyaabaha Maanka-Dooriya

Dhageyso:-Ciidamada Soomaaliland oo qabtay Gaadiid siday waxyaabaha Maanka-Dooriya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ee gobolka sanaag ayaa deegaanka lagu Magacaabo Ceel-Afweyn ee gobolkaas waxa ay ka soo qabteyn Maandooriyaha loo yaqaano Khamriga. Howlgal ay sameeyeen ciidamada ayaa u suurtagashay in ay qabtaan Khamrigaas oo saarnaa Gaari loo yaqaano Saruf,waxa uuna gaarayay ilaa 279 Dhalo sida uu sheegay Ciidamada Birmadka Gobolka Sanaag. Taliyaha ayaa sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ee gobolka sanaag ayaa deegaanka lagu Magacaabo Ceel-Afweyn ee gobolkaas waxa ay ka soo qabteyn Maandooriyaha loo yaqaano Khamriga.

Howlgal ay sameeyeen ciidamada ayaa u suurtagashay in ay qabtaan Khamrigaas oo saarnaa Gaari loo yaqaano Saruf,waxa uuna gaarayay ilaa 279 Dhalo sida uu sheegay Ciidamada Birmadka Gobolka Sanaag.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Gaariga markii la’arkay ay ciidamadu eryadeen balse markii dambe uu ku dhacay God,sidaasina ay ku baxsadeen raggii watay ee ka Ganacsanayay.

Waxa uu sheegay in ay la dagaalami doonaan kuwa ka Ganacsanaya Maandooriyaha Khamriga oo uu sheegay in ay dhibaatada amnidarro ee ka dhaca Gobolka Sanaag mararka qaar masuul ka yihiin sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada Birmadka Gobolka Sanaag.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts