HomeWararAkhriso:-Goormee Muqdisho la keenayaa Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga soo daayay Hindiya?

Akhriso:-Goormee Muqdisho la keenayaa Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga soo daayay Hindiya?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shalay ayaa qorshuhu ahaa in dalka lagu soo celiyo Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga soo daayay xabsiyo ku yaalla dalka Hindiya,isla markaana Muqdisho lagu soo celiyo balse uu dib u dhac ku yimid. Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ay ka soo degto Diyaarad Sida Maxaabiis soomaaliyeed oo laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay ayaa qorshuhu ahaa in dalka lagu soo celiyo Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga soo daayay xabsiyo ku yaalla dalka Hindiya,isla markaana Muqdisho lagu soo celiyo balse uu dib u dhac ku yimid.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ay ka soo degto Diyaarad Sida Maxaabiis soomaaliyeed oo laga keenay dalka Hindiya.

- Advertisement -

Siideynta Maxaabiistaas ayaa ka dambeysay kadib heshiis horay u dhexmaray Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Hindiya,isla markaana Golaha Wasiirada dalkaasi Hindiya ay ansixiyeen.

Maanta oo Axad ah ayaa waxaa Muqdisho imaanaya Maxaabiistaas oo badankood loo heystay dembi ah in ay ka tirsanaayeen Kooxaha Burcad Badeeda soomaalida,waxana qorshuhu yahay in dalka la keeno ilaa 77 Maxbuus sida ay horay dowladdu u sheegtay.

Masuuliyiin isugu jira xildhibaano, Wasiiro iyo Ehelada ay dadkoodu ku xirnaayeen dalka Hindiya ayaa la filayaa in ay Maxaabiistaas soo dhaweeyaan kuwaas oo haatan ku wajahan Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde.

- Advertisement -

Horay ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay in ay dalka ku soo celiso dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa dalalka Itoobiya Hindiya iyo jasiirada Seychelles.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts