HomeWararSawirro:-Somalia iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Sawirro:-Somalia iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Awqaafya iyo Arrimaha Diinta XFS, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane Cabdixakiim Xassan Ashkir ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda Shaqada & Horumarinta Bulshadda Ahna Madaxa Hay’adda Awqaafta ee Dalka Sacuudiga Dr. Cali Binu Naasir. Wafdiga wasiirka waxaa ku weyhliyay Agaasimaha Guud ee Wsaaradda Awqaaft & Arriamah Diinta Soomaaliya Mudane […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Awqaafya iyo Arrimaha Diinta XFS, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane Cabdixakiim Xassan Ashkir ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda Shaqada & Horumarinta Bulshadda Ahna Madaxa Hay’adda Awqaafta ee Dalka Sacuudiga Dr. Cali Binu Naasir.

Wafdiga wasiirka waxaa ku weyhliyay Agaasimaha Guud ee Wsaaradda Awqaaft & Arriamah Diinta Soomaaliya Mudane Cumar Faaruuq Sheekh Cabdulcasiis, waxaana ka soo qaybgalay kulanka Safiirka safaaradda Soomaaliya ee Sacuudiga Mudane Daahir Mohamud Geelle.

- Advertisement -

Kulankaan oo ka dhacay Caasimadda Riyaad ee Dalka Sacuudiga, labada dhinac waxey ka wada hadleen arrimo muhimmad gaar ah u leh xiriirka labada dal, iyadoo laga arrinsaday si guud sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal sacuudiga, iyo sidii loo garab istaagi lahaa Wasaaradda Diinta, gaar ahaan dhanka barnaamijyada Awqqafta Shirkan waxuu ku soo dhamaaday guul.

Dhanka kala Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir Cabdixakiim Hassan Ashkir waxuu booqday safaaradda Soomaalida ee Riyaad, waxaana ka soo qaybgalay dhammaan Diplomaasiiyinta safaaradda sida ka muuqataba sawirada.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts