HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax Ciidamada dowladda lagula eegtay duleedka Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax Ciidamada dowladda lagula eegtay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro dhaliyay oo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagula eegtay duleedka Magaalada Muqdisho. Qaraxaan ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah waxaana la sheegay in lala eegtay Gaari nooca raaxada ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo uu sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro dhaliyay oo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagula eegtay duleedka Magaalada Muqdisho.

Qaraxaan ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah waxaana la sheegay in lala eegtay Gaari nooca raaxada ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo uu sidoo kale la socday Gaari cabdi Bile ah.

- Advertisement -

Qof Goobjoogaha ah oo sababa amni darteed diiday in Magaciisa iyo codkiisa loo adeegsado qalabka Warbaahinta ayaa Dalsan u faah faahiyay khasaaraha ka dhashay qaraxaas.

“Goobta uu qaraxa ka dhacay waa tareedisho qaraxa markii aan maqalnay rasaas ay ciidamadu fureen,aniga waxan arkay dhimashada laba askari iyo laba dhaawac ah wax kale ma arkin kadib ciidamo kale oo gaari cabdi Bile ah watay ayaa ciidamadii saarnaa ay soo dageen dhalinyaro ay qabqabten xoogaa kadib weey soo daayeen weyna baxen hadana xaalada waa caadi ayuu yiro qof ka agdhawaa Goobta uu qaraxa ka dhacay”

Deegaanka tareedisho iyo deegaanada kale ee u dhaw dhaw dhowr mar ayaa gawaari ay la socden ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya qarax lagula eegtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts