HomeWararSawirro:-Dayactir lagu bilaabay Goobtii uu qaraxa ka dhacay ee Zoobe

Sawirro:-Dayactir lagu bilaabay Goobtii uu qaraxa ka dhacay ee Zoobe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa Maanta la bilaabay dib-dhis lagu sameynayo Wadada Isgoyska zoobe taas oo ku burburtay qarixii khasaaraha badan gestay ee 14 Bishaan ka dhacay halkaas. Waxaa la arkayay iyada oo Maanta uu ku socdo hismaha, waxaana halakasi jooga Gawaarida loogu talo galay dhismaha Wadooyinka noocyaooda kala uwan kuwaas oo laami saaraya Wadada. Burbur xoogaan ayaa soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta la bilaabay dib-dhis lagu sameynayo Wadada Isgoyska zoobe taas oo ku burburtay qarixii khasaaraha badan gestay ee 14 Bishaan ka dhacay halkaas.

Waxaa la arkayay iyada oo Maanta uu ku socdo hismaha, waxaana halakasi jooga Gawaarida loogu talo galay dhismaha Wadooyinka noocyaooda kala uwan kuwaas oo laami saaraya Wadada.

- Advertisement -

Burbur xoogaan ayaa soo gaaray Wadada Zoobe balse xalay uu guoomiyaha gobolka Banaair uu ugu Magacdaray 14 Octoper, hismayasha ka aghow iyo laamiga intabada blse haatan dayactir lagu bilaabay.

Dhismaha laamiga ayaa sii socon doona, iyada oo la rajeynayo in Maalmaha soo socda Wadadaas oo qarixii u xirantay ib loo furo.

Hoos Ka Daawo Dayactirka laamiga

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts