HomeWararDhageyso:-Wararkii u dambeeyay ee dilka Xildhibaan ka tirsan Jubbaland

Dhageyso:-Wararkii u dambeeyay ee dilka Xildhibaan ka tirsan Jubbaland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xalay fiidkii Kismaayo waxaa lagu dilay mid ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Jubbaland, waxaana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay baxsadeen. Xildhibaan Axmed Ismaaciil Maxamed oo ka mid ah Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegay in dilkaas uu ka dambeeyay skari ku labisan Tuutaha ciidanka isla markaana Bartamaha Kismayo uu falkaan ka dhacay. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay fiidkii Kismaayo waxaa lagu dilay mid ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Jubbaland, waxaana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay baxsadeen.

Xildhibaan Axmed Ismaaciil Maxamed oo ka mid ah Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegay in dilkaas uu ka dambeeyay skari ku labisan Tuutaha ciidanka isla markaana Bartamaha Kismayo uu falkaan ka dhacay.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo kale sheegay in Xildhibaan kale uu la socday xiliga dilka uu dhacayay balse asyan waxba gaarin arrintaasni uu ku wargeliyay tliska Naba-Sugida Jubbalan ee Magaalada Kismaayo.

Hoos Ka Dhageytso Codka Xilhibaanka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts