HomeWararDhageyso:-Gudoomiye Thaabit”Taalo lagu xasuusto xasuuqii dhacay ayaan dhiseynaa”

Dhageyso:-Gudoomiye Thaabit”Taalo lagu xasuusto xasuuqii dhacay ayaan dhiseynaa”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Gobolka Banaair ahna Duqa Muqisho Thaabit Cabi Maxamed oo weli ku guda jira dadaalka loogu jiro u gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qarixii Isgoyska 14 Octoper Ex zoobe ayaa hadalkaan Maanta sheegay. Waxa uu sheegay in sababta loo xiray Goobta uu qaraxa ka dhacay ay tahay laba ujeedo oo kala ah badbaadinta dad ay weli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Banaair ahna Duqa Muqisho Thaabit Cabi Maxamed oo weli ku guda jira dadaalka loogu jiro u gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qarixii Isgoyska 14 Octoper Ex zoobe ayaa hadalkaan Maanta sheegay.

Waxa uu sheegay in sababta loo xiray Goobta uu qaraxa ka dhacay ay tahay laba ujeedo oo kala ah badbaadinta dad ay weli hantidooda ku jirto Goobta iyo sidoo dib loogu soo celin lahaa bilicii uu lahaa Isgoyskaas iyo dhamaan Goobaha burburay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Saacadaha nasoo aadan dib loo furi doono isu socodka dadka iyo Gaadiidka ee Isgoyska 14 Octooper Ex Zoobe.

Hadalkaan ayaa Gudoomiye Thaabit waxa uu sheegay xili uu Maanta markale booqay halkii ay Musiibadii ka dhacday oo ay dadka badan ku geeriyoodeen.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts