HomeWararMuwaadiniin Soomaali ah oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Ireland

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Ireland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda Sare ee dalkaasi waxaa la soo taagay Wiil Somali ah oo 17-jir ah, kaasi oo lagu tilmaamay inuu khatar ku yahay Mujtamaca, gaar ahaan Haweenka. Wargeyska The Independent ee ka soo baxa dalka Ireland ayaa sheegay in Wiilkaasi aad u isticmaalo Mukhaadaraadka, isla markaana  uu falal kufsi ah kula kacay haween da’ ah. Garsoore […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee dalkaasi waxaa la soo taagay Wiil Somali ah oo 17-jir ah, kaasi oo lagu tilmaamay inuu khatar ku yahay Mujtamaca, gaar ahaan Haweenka.

Wargeyska The Independent ee ka soo baxa dalka Ireland ayaa sheegay in Wiilkaasi aad u isticmaalo Mukhaadaraadka, isla markaana  uu falal kufsi ah kula kacay haween da’ ah.

- Advertisement -

Garsoore Charles Meenan, ayaa sheegay in Kiiska Eedeysanahaasi dib loo dhegeysan doono Toddobaadka soo socoda.

Dhinaca kale, Wargeyska The Independent ee dalka Ireland waxa uu qoray in Nin Somali oo lagu magacaabo Muxiyadiin C/llaahi lagu soo oogay inuu jabsaday guryo iyo inuu dhac geystay.

Eedeysanaha oo 30-jir ah waxaa kaloo lagu soo oogay inuu furayaal u samaystay si uu ugu adeegsado inuu ku furto Guryaha iyo Sanaadiiqda Boostadda,

- Advertisement -

Muxiyadiin C/llaahi iyo 3 nin oo kale ayaa waxaa Muuqaalkooda qabtay Kamerooyinka Qarsoon ee CCTV, iyagoo jabsanayey 4 dhismo oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Dablin.

Baarayaasha Dembiyadda ee dalkaasi ayaa u gudbiyey Maxkamadda caddaymo muujinaya Faraha Eedeysanaha oo laga helay goobihii uu dhaca u geystay bishii July 1-dii iyo 3-dii ee sannadkii hore.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts