HomeWararDhageyso:-Soomaaliland oo u digtay Siyaasiyiintooda soo aada Muqdisho

Dhageyso:-Soomaaliland oo u digtay Siyaasiyiintooda soo aada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Soomaaliland ayaa digniin adag u diray Siyaasiyiinta xilalka kala duwan ka qabta maamulkooda,balse hadana soo aada Muqdisho ee xilalka ka qabta. Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in uu uga digayo Siyaasiyiinta u dhashay Soomaaliland ee xilalka u doonanaya Magaalada Muqdisho. Waxa uu hadalkiisa intaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Soomaaliland ayaa digniin adag u diray Siyaasiyiinta xilalka kala duwan ka qabta maamulkooda,balse hadana soo aada Muqdisho ee xilalka ka qabta.

Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in uu uga digayo Siyaasiyiinta u dhashay Soomaaliland ee xilalka u doonanaya Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in kuwaas ay yihiin kuwo mansabkoodii dhaqaalo ku iibsaday sida uu hadalka u dhigay.

Dhowr mar ayaa sidaan oo kale masuuliyiin Maamulka Soomaaliland ay digniin ugu direen Siyaasiyiinta iyo qeybaha kale ee Bulshada ee soo aadaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts