HomeWararAkhriso:-Muqtaar Rooboow oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee ka soo jeeda...

Akhriso:-Muqtaar Rooboow oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan ku yeeshay xildhibaanada labada Aqal ee ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur oo horay uga tirsanaa Al-Shabaab balse sheegay in uu ka baxay. Kulanka oo ka dhacay Hotelka Royal, Ex City Palace,ee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu ahaa kulan wadatashi ah,oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan ku yeeshay xildhibaanada labada Aqal ee ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur oo horay uga tirsanaa Al-Shabaab balse sheegay in uu ka baxay.

Kulanka oo ka dhacay Hotelka Royal, Ex City Palace,ee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu ahaa kulan wadatashi ah,oo uu Muqtaar rooboow Xildhibaanada labada Aqal ee koonfur Galbeed uu kala sameynayay wadahadalo uu la yeeshay dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Xogaha ay heleyso Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Muqtaar Rooboow iyo madaxda dowladda qodobada ay hordhigtay ay ka mid ahaayeen in Maleeshiyadkiisa ku sugan gobolka Bakool ay ka mid noqdan Ciidamada xoogga dalka iyo in isagu uu xil muhiim ah ka qabto dowladda.

Muqtaar rooboow ayaa Xildhibaanada uu xalay la kulmay kala tashaday waxa uu ka yeeli lahaa qodobada qaar ee dowladda Soomaaliya ay ka dooneyso,tan ugu weyna ay tahay Ciidamadiisa ku sugan Gobolka Bakool.

Warbaahinta kulankaas dibad joog ayay ka aheyd balse,waxaa xusid mudan in weli Muqtaar rooboow uusan qaadan Go’aan rasmi ah marka laga reebo in uu sheegay ka bixitaanka Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts