HomeWararDhageyso:-Ra'iisul Wasaare kheyre,Taliska Asluubta waa Astaanta Cadaalada dalka Soomaaliya"

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre,Taliska Asluubta waa Astaanta Cadaalada dalka Soomaaliya”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed uu yahay tiirka ugu muhiimsan Bulshada Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in ay yihiin kuwo wax ka bedela dadka Soomaaliyeed islamarkaana uu ka bilaawdo wanaaga. Waxa uu kula dardaarmay Saraakiisha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed in ay ogaadaan in ay yihiin Astaanta cadaalada,islamarkaaana laga doonayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed uu yahay tiirka ugu muhiimsan Bulshada Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in ay yihiin kuwo wax ka bedela dadka Soomaaliyeed islamarkaana uu ka bilaawdo wanaaga.

- Advertisement -

Waxa uu kula dardaarmay Saraakiisha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed in ay ogaadaan in ay yihiin Astaanta cadaalada,islamarkaaana laga doonayo in ay u dhaqmaan kuwo hormuud u noqda Cadaalada.

Hadalkaan ayaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre wax uu sheegay xili shalay uu booqday Xabsiga dhexe ee Magaalada muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Kheyre.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts