HomeWararDhageyso:- "Ahlusuna "Ciidamo Isbaheysi ah ayaa na soo weeraray waana jebinay

Dhageyso:- “Ahlusuna “Ciidamo Isbaheysi ah ayaa na soo weeraray waana jebinay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa ka hadlay dagaalkii Maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee Bartamaha dalka Soomaaliya. Afhayeenka maamulka Ahlu Sunna ee goblada Dhexe Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula,ayaa sheegay in ay soo weerareen Ciidamo Isbaheysi ah. “saakay waxa naso weeraray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo Cadaado ka yimid,iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa ka hadlay dagaalkii Maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee Bartamaha dalka Soomaaliya.

Afhayeenka maamulka Ahlu Sunna ee goblada Dhexe Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula,ayaa sheegay in ay soo weerareen Ciidamo Isbaheysi ah.

- Advertisement -

“saakay waxa naso weeraray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo Cadaado ka yimid,iyo ciidamo ka yimid Gaalkacyo oo ka tirsan Maamulka Galmudug xataa Puntland ciidamadooda weey ku jiraan ayuu yiri Muxudiin Jakuula.

Wax uu sheegay in laba Goobood ay soo weerareen ciidamadaan Isbaheysiga ah islamarkaana ay iska difaaceen ayna jebiyeen sida uu hadalka u dhigay.

 

- Advertisement -

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

Hoos Ka Dhageyso Codka Muxudiin Jakuulka

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts