HomeWararXildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya  oo Caawa kulan la leh Muqtaar Rooboow

Xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya  oo Caawa kulan la leh Muqtaar Rooboow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Muqtaar rooboow Cali Abuu Mansuur. Kulankaan ayaa ahaa mid aan horay loosii shaacin balse,Caawa ka furmay Magaalada Muqdisho,iyada oo inta badan  ay Goobjoog ka yihiin Xildhibaanada Federaalka qeybta laga soo doortay koonfur Galbeed. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Muqtaar rooboow Cali Abuu Mansuur.

Kulankaan ayaa ahaa mid aan horay loosii shaacin balse,Caawa ka furmay Magaalada Muqdisho,iyada oo inta badan  ay Goobjoog ka yihiin Xildhibaanada Federaalka qeybta laga soo doortay koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Xogaha aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Kulankaan uu yahay mid wadatshi ah,oo uu gaar u yahay Muqtaar rooboow iyo Xildhibaanada dowladda Federaalka qeybta laga soo doortay Koonfur Galbeed.

Wixii ka soo baxa kulankaas kala socda radiodalsan.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts