HomeWararNabadoon Caawa lagu dilay degmada Afgooye

Nabadoon Caawa lagu dilay degmada Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan Caawa ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Degmadaas. Odayga la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Duraan Axmed Cali,waxaana xiliga la dilayay uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn hooygiisa oo ku yaalla Xaafada Xaawa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Degmadaas.

Odayga la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Duraan Axmed Cali,waxaana xiliga la dilayay uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn hooygiisa oo ku yaalla Xaafada Xaawa Taako ee Degmada Afgooye.

- Advertisement -

Qof ka mid ah dadka degmada Afgooye ayaa Dalsan waxa uu u sheegay in koox hubeysan ay marxuumka ku toogteen afaafka hore ee Masjid uu doonayay in uu ku dukado Salaadii Maqrib.

Kooxdii ka dambeysay dilka Nabadoonka ayaa Goobta ka baxsatay,waxana gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada afgooye,kuwaas oo sameeyay howlgallo baaritano ah walow aysan dad ku qaban.

Dhanka kale waxan xiriir la sameynay Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose si aan wax uga weeydiino dilka Nabadoonka balse kama jawaabin taleefoonadeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts