HomeWararQarax Xoogan oo Lala Eegtay Askar Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya

Qarax Xoogan oo Lala Eegtay Askar Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ugu yaraan Hal askari ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Qarax Miino oo lagula Eegtay Ciidamada Dowladda Degmadda Howl-Wadaag Ee Muqdisho. Waxa jira sido kale Dhaawacyo soo gaaray Askar kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya inkastoo aan la xaqiijin karin tirada inta ay la egyihiin. Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarka iyadda oo ay Dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan Hal askari ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Qarax Miino oo lagula Eegtay Ciidamada Dowladda Degmadda Howl-Wadaag Ee Muqdisho.

Waxa jira sido kale Dhaawacyo soo gaaray Askar kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya inkastoo aan la xaqiijin karin tirada inta ay la egyihiin.

- Advertisement -

Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarka iyadda oo ay Dowladda Soomaaliya fashilisay Qarax kale oo la Damacsanaa in laga Fuliyo Caasimadda Muqdisho.

.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts