HomeWararDeg Deg;Madaxweyne Xasan Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Kismaayo

Deg Deg;Madaxweyne Xasan Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Kismaayo

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubbadda Hoose. Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona Xaflad lagu furayo Baarlamaanka Maamulka Jubbaland sido kale waxa la dhaarin doona sida ay Wararka sheegayaan Xildhibaanadda Maamulkasi. Waxa jira Warar kale oo sheegaya in Sido kale ay Kismaayo Tagi doonan Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dalalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubbadda Hoose.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona Xaflad lagu furayo Baarlamaanka Maamulka Jubbaland sido kale waxa la dhaarin doona sida ay Wararka sheegayaan Xildhibaanadda Maamulkasi.

- Advertisement -

Waxa jira Warar kale oo sheegaya in Sido kale ay Kismaayo Tagi doonan Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dalalka Itoobiya iyo Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts