HomeWararFAO iyo IGAD oo iska kaashanya xaqiijinta Horumarinta Xoolaha Somalia.

FAO iyo IGAD oo iska kaashanya xaqiijinta Horumarinta Xoolaha Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dalalka Somalia, Kenya iyo Ethiopia ayaa la sheegay inay ka faa’ideysan doonaan Barnaamij Cusub oo loogu talaglay in lagu kontoroolo dhaqdhqaaqa Xoolaha ka gudbaya Xuduud iyo in laga hortago Dhaca loo geysto Xoolaha. Saraakiisha Urur-gobaleedka IGAD iyo Hay’adda QM ugu qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAO ayaa kala saxiixday Heshiis lagu taageerayo Nidaamka lagu maamulayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalalka Somalia, Kenya iyo Ethiopia ayaa la sheegay inay ka faa’ideysan doonaan Barnaamij Cusub oo loogu talaglay in lagu kontoroolo dhaqdhqaaqa Xoolaha ka gudbaya Xuduud iyo in laga hortago Dhaca loo geysto Xoolaha.

Saraakiisha Urur-gobaleedka IGAD iyo Hay’adda QM ugu qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAO ayaa kala saxiixday Heshiis lagu taageerayo Nidaamka lagu maamulayo Xoolaha ku nool dalalka Somalia, Kenya iyo Ethiopia.

- Advertisement -

Heshiiskaasi ayaa lagu micneeyey in lagu xaqiijin doono Sahminta Cudduradda, Ururinta Xogaha tirada Xoolaha iyo Wax-soo-saarkooda, Suuq-geyntooda iyo sidii loo rad-raaci lahaa Xoolaha laga dhco dalalka Somalia, Kenya iyo Ethiopia.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAO ayaa sheegtay inay Mashruuca diiradda ku saari doonaan Bulshooyinka ku nool meelaha ku dhow Xuduudka dalalkaasi, ials markaana Xool-dhqatd la bari doono Dhaqalynta Xoolaha iyo in loo hoos dhigo heerka Abaarta.

- Advertisement -

Mashruucaasi oo socon doona muddo 5 sanno waxaa maalin gelin doonta Hay’adda dalka Switzerland ugu qaabilsan  Horumarinta iyo Iskaashiga ee Swiss Agency  for dEvelopment and Corporation, waxaana Hawshaasi maamulkeeda iyo taaba gelinteeda loo xil-saaray IGAD iyo FAO.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts