HomeWararDHAGEYSO: Qarax Gaari oo lala beegsaday Xerada Tababarka Ciidamada Jenaraal Dhegabadan

DHAGEYSO: Qarax Gaari oo lala beegsaday Xerada Tababarka Ciidamada Jenaraal Dhegabadan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka laga helayo degmada Wadajir gaar ahaan meel ku dhow Xerada tababarka ciidamada Jenaraal Dhegabadan oo ku taala Nawaaxiga Warshadii hore ee Nac-naca ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka dhacay qarax gaari oo la sheegay in lala damacsanaa Xeradaadaasi. Abshir Cabdullaahi Cali-caruushi oo ka mid ah Askarta Xeradaasi ku jirta ayaa Radio Dalsan u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo degmada Wadajir gaar ahaan meel ku dhow Xerada tababarka ciidamada Jenaraal Dhegabadan oo ku taala Nawaaxiga Warshadii hore ee Nac-naca ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka dhacay qarax gaari oo la sheegay in lala damacsanaa Xeradaadaasi.

Abshir Cabdullaahi Cali-caruushi oo ka mid ah Askarta Xeradaasi ku jirta ayaa Radio Dalsan u waramay, isoo ka mid ahaa Askartii ku sugneyd halka uu Qaraxu ka dhacay.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts