HomeWararDEGDEG: Is-qarxin lala beegsaday Dugsiga Tababarka Milliteriga ee Jeneral Dhega-badan.

DEGDEG: Is-qarxin lala beegsaday Dugsiga Tababarka Milliteriga ee Jeneral Dhega-badan.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaarayo Degmadda Wadajir ayaa waxay sheegayaan inuu Qarax Gaari ka dhacay meel ku dhow Dugsiga Tababarka Ciiddamnadda ee Jeneral Dhega-badan (Ex-Wershaddii Nacnaca). Wararka horddhaca ah ee aynu helayno ayaa sheegayo in ay 2 qof oo rayid ah ku dhaawacmeen Qaraxaasi, kuwaasi oo la dhigay Isbitaalk Madiina. Abshir C/llaahi Cali “Caruus”  oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo Degmadda Wadajir ayaa waxay sheegayaan inuu Qarax Gaari ka dhacay meel ku dhow Dugsiga Tababarka Ciiddamnadda ee Jeneral Dhega-badan (Ex-Wershaddii Nacnaca).

Wararka horddhaca ah ee aynu helayno ayaa sheegayo in ay 2 qof oo rayid ah ku dhaawacmeen Qaraxaasi, kuwaasi oo la dhigay Isbitaalk Madiina.

- Advertisement -

Abshir C/llaahi Cali “Caruus”  oo ka tirsan Ciiddanka ku sugan Dugsiga Tababarka Jeneral Dhega-badan ayaa u sheegay Radio Dalsan inay Ciiddanka ka hor tageen, isla markaana ay fashiliyeen  qaraxa Gaariga ee lala maaganaa Dusgigaasi, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa kale oo uu tilmaamay inay iska caabiyeen Kooxo hubeysan oo qaraxa kadib soo weeraray Dugsiga Jeneral Dhega Badan, kuna raad-joogaan 2 qof oo la socdy gaariga qarxay oo noociisa ahaa Baska Homey-ga.

Dhinaca kale, xaalladda ayaa haatan deggan, inkastoo la maqlayo rasaas teelteel ah, waxaana halkaasi gaaray Ciiddan ka tirsan kuwa Dowladda Federalka.

- Advertisement -

Faahfaahinta Warkaasi la soco goor dhow Insha Allaahu.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts