HomeWararHaween Kenyan loo maxkamadaynayo Nin ay jaal la ahaayeen oo ku biiray...

Haween Kenyan loo maxkamadaynayo Nin ay jaal la ahaayeen oo ku biiray Alshabaab.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Boliska Kenya ayaa sheegay inay maanta Maxkamad soo taagi doono 2 Haweenet oo ku guul-daraystay inay Boliska ku soo wargeliyaan in nin ay Jaal ahaayeen oo u soo safray Somalia, kuna biiray Dagaalamayaasha Alshabaab bishii November ee sanadkii hore ee 20116-kii. Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi oo dhacdadan soo daabacay in Haweenkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Kenya ayaa sheegay inay maanta Maxkamad soo taagi doono 2 Haweenet oo ku guul-daraystay inay Boliska ku soo wargeliyaan in nin ay Jaal ahaayeen oo u soo safray Somalia, kuna biiray Dagaalamayaasha Alshabaab bishii November ee sanadkii hore ee 20116-kii.

Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi oo dhacdadan soo daabacay in Haweenkaasi oo lagu kala magacaabo Eunice Wanjiku Wachira iyo Caroline Mwangi maanta la soo taagayo Maxkamad ku taalla Nairobi.

- Advertisement -

Boliska waxay kaloo sheegeen inay Caroline Mwangi si gaar ah xiriir dhow ula lahayd Ninka ku biiray Alshabaab, kaasi oo ay Boliska Kenya magaciisa ku sheegeen Erick Njoroge, kaasi oo ahaa Ganacsade iibin jirey  Kabaha Mustacmalka ah.

Boliska Kenya waxay kaloo sheegeen inay si ikordhayaan Dhallinyarada Kenyanka ee ku biiriya Alshabaab, inkastoo ay Dowladda Kenya hoos u dhigayso arrintaasi.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts