HomeWararTurkiga oo sheegay inay ka aar-goosan doonaan Dowladda Holland.

Turkiga oo sheegay inay ka aar-goosan doonaan Dowladda Holland.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’isul-wasaaraha Turkiga, Binali Yildrim ayaa ku dhawaaqay inay qaadi doonaan tallaabooyin ay kaga aar goosanayaan Dowladdaa Holland oo shalay u diiday inuu dalkeeda soo galo Wasiirka Arrimaha Turkiga, halka ay Wasiirkii Arrimaha Qoyska soo cayriyeen. Hadal-qoraal oo uu soo saaray Ra’isul-wasaaraha Turkiga ayuu ku sheegay inayka aar goosan doonaan Dabeecadda Holland ee aan la aqbali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Turkiga, Binali Yildrim ayaa ku dhawaaqay inay qaadi doonaan tallaabooyin ay kaga aar goosanayaan Dowladdaa Holland oo shalay u diiday inuu dalkeeda soo galo Wasiirka Arrimaha Turkiga, halka ay Wasiirkii Arrimaha Qoyska soo cayriyeen.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Ra’isul-wasaaraha Turkiga ayuu ku sheegay inayka aar goosan doonaan Dabeecadda Holland ee aan la aqbali doonin.

- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay inaysan Dowladda Holland aqoonin Siyaasadaha iyo Diplomaasiyadda Calaamiga, wuxuuna Dowladda Holland ugu yeeray Naasi iyo Fashiiste.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Holland, Mark Rutte ayaa maanta sheegay inay samayn doono wax kasta oo lagu qaboojinayo Xiisadda kala dhexeyso Turkiga.

Wuxuuna xusay inay Dhacdadii shalay ahayd mid aad u xun, isla markaana ay khibrad ka kororsadeen labadii shil ee shalay dhacay.

- Advertisement -

Ku-dhawaad 500,000 oo Muwaadiniin Turkish iyo carruurtooda ayaa ku nool dalka Holland, kuwaasi oo badankooda haysta Laba Dhalasho o oay awood ugu leeyihiin inay ka codeyn karaan Holland iyo Turkiga.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts