HomeWararDowladda Zambia oo Qabatay 51qof oo Muhaajiriin ah oo Soomaali Ay Ku...

Dowladda Zambia oo Qabatay 51qof oo Muhaajiriin ah oo Soomaali Ay Ku Jiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Masuuliyiinta Dowladda Zambia ayaa sheegay iney xereen 51 qof oo ahaa Muhaajiriin Sharci darro ku socday,kuwaas oo la qabtay kadib howlgalo laga sameeyay Caasimada Dalkasi ee Lusaka sida laga soo xigtay Sarkaal Sare oo ka tirsan Waaxda Socdaalka. Namati Nshinka oo ah Sarkaal Ka tirsan Waaxda Socdaal iyo Xiriirka Caalamiga Dalka Zambia ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masuuliyiinta Dowladda Zambia ayaa sheegay iney xereen 51 qof oo ahaa Muhaajiriin Sharci darro ku socday,kuwaas oo la qabtay kadib howlgalo laga sameeyay Caasimada Dalkasi ee Lusaka sida laga soo xigtay Sarkaal Sare oo ka tirsan Waaxda Socdaalka.

Namati Nshinka oo ah Sarkaal Ka tirsan Waaxda Socdaal iyo Xiriirka Caalamiga Dalka Zambia ayaa sheegay in dadkan la tuhunsanayaasha Sharci daradda ku haajirayay in la xeray kadib markii howlgalo laga sameeyay afar goob oo ka tirsan Caasimada Zambia Maalmihii Jimacaha iyo Sabtida aan ka soo gudubnay.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Waaxda Socdaalka Zambia in 51 qof 20 kamid ah ay ka yimaadeen Dalka Ziimbabwe,13 Soomaaliya,4 Rwanda,6 Tanzania,2 Burundes ah iyo 2 Zambia u dhashay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts