HomeWararCiidamadda Asluubta Soomaaliya oo Maanta U Dabaal Degaya 45 Sanno Guuradooda

Ciidamadda Asluubta Soomaaliya oo Maanta U Dabaal Degaya 45 Sanno Guuradooda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamadda Asluubta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta u dabaal degaya Sanad Guuradooda 45 aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay. Munaasabad weyn oo lagu xusayo Maalintan ayaa Maanta ka dhaceysa Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Saldhiga Ciidamadda Asluubta waxana ka qeybgali doona Madaxda Dalka. Wariyaha Radio Dalsan Cabdiwaxiid Cabdullahi Daahir ayaa ku sugan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Asluubta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta u dabaal degaya Sanad Guuradooda 45 aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay.

Munaasabad weyn oo lagu xusayo Maalintan ayaa Maanta ka dhaceysa Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Saldhiga Ciidamadda Asluubta waxana ka qeybgali doona Madaxda Dalka.

- Advertisement -

Wariyaha Radio Dalsan Cabdiwaxiid Cabdullahi Daahir ayaa ku sugan Xarunta imminka ay ka socoto Munaasabadda oo soo gudbin doona wararka halkasi ka soo baxa iyo nuxurka qudbadaha halkasi ay ka jeediyaan Madaxda Dowladda Soomaaliya.

Sido kale waxa ay ka dhacayaan Munaasabado kuwan la mid ah dhamaan Gobolada Dalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts