HomeWararDhageyso:-Barnaamijka Dooda ee Radio Dalsan 13-4-2018

Dhageyso:-Barnaamijka Dooda ee Radio Dalsan 13-4-2018

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Barnaamijka Dooda Dalsan oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa waxaan ku soo qaadanaa hadba wixii todobadkaas ugu xasaasinaa ee Soomaaliya. Todobaadkaan waxaan Baranamijka uga hadleynaa is casiladii guddoomiyihii Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari iyo cida ay tahay in loo doorto gudoomiyaha Cusub. Barnaamijka waxaa todobadkaan ka qeyb galaya Xildhibaan Caasho Koos oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barnaamijka Dooda Dalsan oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa waxaan ku soo qaadanaa hadba wixii todobadkaas ugu xasaasinaa ee Soomaaliya.

Todobaadkaan waxaan Baranamijka uga hadleynaa is casiladii guddoomiyihii Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari iyo cida ay tahay in loo doorto gudoomiyaha Cusub.

- Advertisement -

Barnaamijka waxaa todobadkaan ka qeyb galaya Xildhibaan Caasho Koos oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka,Ex xildhibaan Fadhaye oo ka tirsanaa Baarlamaankii 9aad iyo sidoo kale Ceydaruus Maxamed Cabdi oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Wariye Axmed Xuseen Cadoow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts