HomeWararMadaxweynaha Hir-Shabeelle oo Maanta xilka qaadis sameeyey(Wareegto)

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Maanta xilka qaadis sameeyey(Wareegto)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Maamulka gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan. Wareegtada ayaa sidoo kale waxaa Gobolka Hiiraan loogu Magacaabay guddoomiye Cusub kaas oo uu noqonayo Cabdulaahi Axmed Maalin Sufuroow. In kastoo aan la ogeyn waxayabaha soo dedejiyey xilka qaadista gudoomiyihii Gobolka Hiiaran ayaa hadana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Maamulka gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan.

Wareegtada ayaa sidoo kale waxaa Gobolka Hiiraan loogu Magacaabay guddoomiye Cusub kaas oo uu noqonayo Cabdulaahi Axmed Maalin Sufuroow.

- Advertisement -

In kastoo aan la ogeyn waxayabaha soo dedejiyey xilka qaadista gudoomiyihii Gobolka Hiiaran ayaa hadana waxaa maalmahaan Magaalada Baladweyne ka taagneyd isqabqabsi ku aadan qaabka Canshuur qaadista.

Hoos Ka Akhriso Wareegatda xilka qaadista guddoomiyihii gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts