HomeWararXukuumadda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga uu furmayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare

Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga uu furmayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan oo shalay shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada ay qabaneyso Imtixaanka Shaadiga ee Dugsiga sare ee sanad Dugsiyeedka 2017 iyo 2018-ka. Wasiirka Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in imtixaanka sanadkan ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan oo shalay shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada ay qabaneyso Imtixaanka Shaadiga ee Dugsiga sare ee sanad Dugsiyeedka 2017 iyo 2018-ka.

Wasiirka Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in imtixaanka sanadkan ay ka qeyb geli doonaan 27-kun oo Arday,isagoona tillmaamay in imtixaanka uu ka qabsoomayo dhamaan maamul Gobolleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Sidoo kale,Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare oo lagu diyaariyay dalka gudihiisa la qaban doono 12-ka bisha May ee sanadkan 2018-ka,waxaana Qarashaadka ku baxaya dhamaan bixinaya Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ugu danbeyntii,Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan,Wasiirka Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa bogaadiyay Hay’adaha amaanka sida hufan ee uga qeyb qaataan sugida ammaanka dhammaan xarumaha Waxbarasho ee lagu qabto Imtixaanaadka Dugsiyada sare ee Dowladda ay qaato.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts