HomeWararMuqtaar Roobow oo Baydhabo kulan kula leh Saraakiil Ciidan

Muqtaar Roobow oo Baydhabo kulan kula leh Saraakiil Ciidan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Goordhow gaaray Wadaadka Muqtar Roobow Cali Abuu Mansuur kaas oo maalmahaan ku sugnaa degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool. Muqtaar Roobow oo uu wehlinayo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed,waxaana Baydhabo ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Baydhabo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Goordhow gaaray Wadaadka Muqtar Roobow Cali Abuu Mansuur kaas oo maalmahaan ku sugnaa degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Muqtaar Roobow oo uu wehlinayo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed,waxaana Baydhabo ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Baydhabo ayaa loo gudbiyey isaga iyo Xubnaha la socda,waxana haatan uu kulamo la leeyahay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil Ciidan,isaga oo kala hadlaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa bilihii u dambeeyey waxa uu deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka waday abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab,isaga oo horay u sheegay in uu ka qeyb qadan doono dagaalada ka dhanka ah Al-Shabab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts