HomeWararDEG DEG:-Laba Askari oo Goordhow lagu dilay Xaafad ka mid ah Muqdisho

DEG DEG:-Laba Askari oo Goordhow lagu dilay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo ku hubysnaa bustoolado ayaa goordhow waxaa xaafad ku taalla agagaarka Warshada Baastada waxa ay ku dileen laba Nin oo la sheegay in ay ka tir sanaayeen Ciidamada dowladda Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in Labada Askari ee la dilay loogu tegay Gurigooda,isla marakana dadkii ka dambeeyey dilkas ay goobta ka baxsadeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubysnaa bustoolado ayaa goordhow waxaa xaafad ku taalla agagaarka Warshada Baastada waxa ay ku dileen laba Nin oo la sheegay in ay ka tir sanaayeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in Labada Askari ee la dilay loogu tegay Gurigooda,isla marakana dadkii ka dambeeyey dilkas ay goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Askarta la dilay ayaa waxa ay ka tirsanaayeen Ciidamada Milateriga Soomaaliya sida aan wararka ku helnay,waxana goobta agaray haatan Ciidamo kale oo ka tirsan Milateriga soomaaliya.

Dilka Askartaan ayaa ku soo aadaya xili habeen ka hor degmada Shibis lagu dilay Ruqiyo Abshir Gabbane  ka mid aheyd xildhibaanada Maamulka koonfur Galbeed.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts