HomeWararDhageyso:Dhaliil laga keenay Mideyntii Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusunna

Dhageyso:Dhaliil laga keenay Mideyntii Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusunna

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

26,kii Bishaan waxaa la mideeyay Xildhibaanadii Maamulka Galmudug iyo kuwa Ahlusunna Wal-Jamaaca kuwaas oo iskudarkooda ay noqdeen ilaa 178 Xildhibaan waxana haatan soo baxayay dhaliilo laga keenayo Xildhibaanada Cusub ee Gamudug iyo tiradooda. Xildhibaan Cabdiwali Cali Maxamuud oo ka mid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa dhaliilay qaabka loo soo xulay Xildhibaanadaas oo uu sheegay in yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

26,kii Bishaan waxaa la mideeyay Xildhibaanadii Maamulka Galmudug iyo kuwa Ahlusunna Wal-Jamaaca kuwaas oo iskudarkooda ay noqdeen ilaa 178 Xildhibaan waxana haatan soo baxayay dhaliilo laga keenayo Xildhibaanada Cusub ee Gamudug iyo tiradooda.

Xildhibaan Cabdiwali Cali Maxamuud oo ka mid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa dhaliilay qaabka loo soo xulay Xildhibaanadaas oo uu sheegay in yihiin kuwo aad u tira badan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in markii laga eego dhanka dhaqaalaha asyan Galmudug qaadi Karin,isla markaana dhaqaalo u heynin in ka badan 100 Xildhibaan maadaama Xildhibaanada haatan ee Galmudug ay yihiin 178 mudane.

Sidoo kale Xildhibaan Cabdiwali Cali Maxamuud ayaa sheegay in dhinaca kale aan loo qeybin sicdaalada ah oo beelaha qaar lag tegay xaqii Xildhibaanimo oo ay lahaayeen sida uu hadalka u dhihay.

Hadalka Xildhibaan Xildhibaan Cabdiwali Cali Maxamuud ayaa ku soo aadaya xili Maalinta Isniinta ah ay shaqooyinkoodii caadiga ahaa ay bilaabi doonaan Xildhibaanada Galmudug tan iyo wixii ka admbeeyey markii la mideeyey Xildhibaanada Galmudug iyo Ahlusunna.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cabdiwali Cali Maxamuud.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts